Free Web Site - Free Web Space and Site Hosting - Web Hosting - Internet Store and Ecommerce Solution Provider - High Speed Internet
Search the Web

S O M A L I L A N D - M A Ps

Map 1

Map 2

Map3


Map 4

Map5


Map 6

Map 7



Gobolka Sanaag oo ah kan ugu weyn Somaliland wuxuu ka kooban yahay 7 degmo oo kala ah.
Degmada Ceerigaabo
Degmada Ceelafweyn
Degmada Gar-Adag
Degmada Dararweyne
Degmada Maydh
Degmada Laasqoray
Degmada Badhan

Magaalooyinka ugu weyn ee gobolku waa Ceerigaabo, Ceelafweyne, badhan, Garadag, Hadaaftimo iyo Maydh.

Gobolku wuxu caan ku yahay khayraad nooc kasta leh oo aan intiisa badan laga faaiideysan.
Goobaha ugu caansan gobolka waxa ka mid ah Magaalada xeebta ku taal ee Maydh oo uu ku aasan yahay Sheekh Isxaaq Bin Axmed Bin Haashim oo ay ku abtirsadaan dadka gobolka dega intiisa badani.
Dabeecad ahaan waa dhul isugu jira bad, buur, iyo bannaano daaqa xoolaha ku fiican. Waxa kaloo uu gobolku lee yahay beero aadku arkayso agagaarka Ceerigaabo.
Gobolku wuxuu sal u yahay taariikhda dheer ee dhulkii waayadii hore loo yiwiin PUNT. Beeyada iyo Fooxa ayaa ka baxa lagana dhoofsadaa xeebaha Gobolka.



Sanaag and Sool Community of Somaliland